Kusimaha Madaxweynaha KGS oo booqday Saldhigyada ciidamada Nabad sugida iyo Boliiska

74

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Amb.Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta dhiiragelin usameeyay Ciidamada Booliska Iyo Nabad sugida

Kusimaha madaxweeynaha KGS ayaa booqday saldhigyada kala duwan ee Ciidamada Booliska Iyo Nabad sugida oo habeen iyo Maalin utaagan sugidda Amaanka Magaalada Baydhabo.

Waxaana Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Ciidamada Iyo Saraakiisha Ku bogaadiyey howsha Wanaagsan ay hayaan Bulshada.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA