Kusimamaha Madaxweynaha KGS oo Maanta Baydhabo ka daahfuray Imtixaanka Fasalka 8-aad

224

Kusimamaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane Amb. Dr. Ali Said Faqi ayaa Maanta Baydhabo si rasmi ah ugu dahfurey Imtixaanka Fasalka 8-aad oo ay qaadeyso Wasaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ,

Dahfurka Imtixanaadka ayaa waxaa kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS Ku wehlinaayay Wasiiro ,iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,

Tirada Ardeyda Maanta Degmooyinka KGS Imtixaanka Fasalka 8-aad ufadhisatey Nasiibka u heley ayaa waxaa ay gaareysaa 6,220-ardey .Balse Ardeyda Imtixaanka Maanta ufadhistey ayaa ahaa kuwa ka taxdireyay khatarta Cudurka Safmarka ah ee Covid-19 kaa oo wasaaradda waxbashada KGS ay kala shaqeysay Wasaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka KGS.