Laamaha Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Badan

72

Ciidanka ammaanka Maamulka Hirshabeelle ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay howlgal saacado dhowr ah socday ka sameeyay Baladweyne, waxaana laga helayaa faah faahino.

Inta uu socday howlgalka Ciidanka amniga sameeyeen ayaa waxaa lagu soo qabtay waxyaabaha Maanka dooriya ugu horreeyay Qamri badan oo si qarsoodi ah loo geliyay Magaalada Baladweyne ee Hirshabeelle.