Laamaha Amniga Oo Howlgal Culus Ka Wada Duleedka Dhuusamareeb

30

Ciidamada Xoogga Dalka Guutada 15-aad ee qaybta 21-aad ayaa howlgalo ka wada duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug, kadib markii habeen horey rag ka tirsan Al-shabaab ay madaafiic kasoo tuureen.

Ciidanka oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa howlgalka sigaar ah Maanta uga sameeynaya deegaanka sinadhaqo iyo labi-dulle oo koonfur ka xiga Dhuusamareeb, halkaas oo la sheegay in lagu arkay xubno ka tirsan Al-shabaab.