Lafta-Gareen Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

49

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay Arimaha Amniga,Dhaqaalaha iyo Gargaarka

Waxaana sido kale Warbixin ku Saabsan Waxyaabaha uqabsoomay Wasaaradda laga Dhagaystay Wasiirka Wasaardda Dastuurka iyo Howlwadeenada Wasaaradda.