Lafta Gareen Oo Hadal Ka Jeedin Doona Shir Weynha Beesha Muddulood

39

Waxaa wali si habsami leh Magaalada muqdisho gaar ahaan Mowlaca Macalin Nuur, waxaana  shirka maanta lagu casuumay mas’uuliyiin kala duwan oo la filayo in ay qudbado ka jeediyaan shirka.

Madaxda Maanta  lagu marti qaaday ee hadal jeedinta la siin doono waxaa ka mid ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed  lafta gareen.

Shirka waxaa khudbado ka jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta lagu casuumay maanta. Waxaana sidoo kale wali hadal jeedin lasiin doonaa qaar kale.

Shirka ayaa waxaa ku sugan qaar ka mid ah madaxdii dalka Soomaray, waxaana ka mid ah xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi Maxamed.