Lafta Gareen Oo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool.

28

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur GalbeedĀ  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maxamed Cabdiraxiin Cusmaan U-magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Gobolka Bakool.