Lafta Gareen oo Shir gudoomiyey Kulanka Golaha Wasiirada KGS

86

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta shir gudoomiyey shirka khamiislaha ee Golaha Wasiirada maamulkaas oo maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Shirka ayaa waxaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah, iyadoona warbixino kala duwan laga dhegeystay qaar katirsa Golaha wasiirada

Waxa sidoo kale kulanka lagu soo bandhigay arimo badan oo laciriir xalada Degmada Xudur

SAWIRADA HALKAAN KA DAAWO