Madaxweyne Lafta Gareen, Qoor Qoor & Waare oo soo gaaray Muqdisho

70

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabelle & Koonfur Galbeed ayaa soo gaaray Muqdisho,kadib markii  Maanta ay ku shireen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliuiintaan kusoo dhaweeyay madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, waxaana warar kal hore soo baxaya ay sheegayaan inay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde kula kulmi doonaan Xubno ka tirsan

Madaxweynayaasha Galmudug, Hir-Shabeelle Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland ayaa la filayaa in Maalinta berito  ah ay kulan kula qaatan Magaalada Muqdisho Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira doorashada Soomaaliya