Liiska xidigaha Xulka Kubada cagta Koonfur Galbeed uga qeyb gali doonaan tartanka dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa la soo saaray .
Ciyaartoyada Xulka Kubada cagta Koonfur Galbeed ayaa waxa ay qadaan qaban qaabadii ugu dambeysay ee u diyaargarowga tartanka kubada Cagta ee koobka maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir .
Magacyada ciyaartoyda Xulka Kubada cagta Koonfur Galbeed ayaa la soo saaray .