Maamulka Degmada Holwadaag oo howlo nadaafadeed ka sameeyey wado muhiim ah

76

Maamulka gobolka Banaadir ayaa wado dadaalo looga shaqeynayo nadaafadda iyo bilicda degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan nadiifinta wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Maamulka Degmada Holwadaag oo kaashanayo Waaxda Gaadiidka Dolwada Hoose ee Xamar iyo shirkadaha ka shaqeeya nadaafada ayaa xalay howlo nadaafadeed ka sameeyay Wadada dheer ee sodonka