Maamulka G/Sh.Hoose oo deeq Gaariseyey deeganada uu ku fahay wabiga Shabeele canoole

172

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa maanta deeq mucaawino ah u qey-biyey dadka shacabka ah ee uu dhowaan saameeyey wabiga Shabelle oo ku fatahay gudaha degmada Afgooye ee gobolkaasi.

Deeqda oo isugu jirtay noocyo kala duwan ayaa waxaa la gaarsiiyey dad gaaraya ilaa (600) o qoys oo ka mid ah kuwa danta yar ee ku dhaqan sabiid canoole. mareerey iyo tuuloyin hoosyimada .

Guddoomiye ibrahim adan ali najah ayaa sheegay in kaalmadan aysan noqon doonin tii ugu horreysay uguna dambeysay, maamulkiisuna uu ka war heyn doono dadkaasi.

Ibrahim Adan Ali (Najah) gudoomiyaha gobolka sh hoose Ayaa umahad celiyey madaxweyanaha dowlad goboleedka koonfur galbed mudane cabdi caziiz lafta gareen sidu mar walba ugu damqado shacabkiisa xaladoodana uu garsiiyo hayadaha deeq bixi yaasha

Hogaamiyaha ruuxiga ah mudane Ibrahim Adan Ali Najah ayaa tan iyo markii uu fatahaada sameeyey wabiga Shabelle waxaa lagu xasuustaa, sida uu ugu gurmaday, ugana damqaday shacabkiisa, isagoo kaalin muuqata ka qaatay biyo xiridii lagu sameeyey fatahaadaasi

HALKAAN KA DAAWO