Maamulka G/Sh.Hoose oo wado dadaalo lagu xakameynayo biyaha Fatahaada Wabiga Shabeelle

227

Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Iyo Bulshada Degmada Awdhiigle ayaa iska kaa shanaya xal u helida Fatahaada wabiga Shabeele oo ku fahatay degmada Awdhiigle Ee gobolka Shabeelada Hoose

Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Awdheegle ayaa wada dadaalo lagu xirayo biyaha fatahaada oo saameyn ku yeeshay Bulshada Degmada,

Mudane ibraaahim Aadan Najah guudomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegay in ay haatan wadaaan dadaalo ay iska kaa shanayaan shacabka iyo maamulka Gobolka si loo xakameeyo biyaha fatahaada uu wabiga shabeele ku samaayo qeeybo kamid ah Gobolkaasi gaar ahaan degmada Awdhiigle oo haatan wabiga shabeele uu ku soo fahay,

Gudoomiyaha ayaa dhinaca kale ugu baaqay shacab weeynaha Gobolka in ay Is gargaaraan

“Dhamaan Shacab weynaha Gobolka waxaan ugu baaqaya in ay is gargaaran isla markaana aan wadajir ula tacaalno xakameynta fatahaada”.

Wabiga shabeele ayaa dhowr oo uu ku soo fahatay Degmada Awdhiigle sababay khasaare kala duwan ,