Maamulka G/Sha. hoose oo soo gabagabeeyay dib-u-dhis sameeyay Buundooyinka kanaalada ee udhaxeeya janaale iyo Buufoow

37

Maamulka Gobolka Shabellaha hoose ayaa soo gabagabeeyay dib-u-dhis lagu sameeyay Buundooyinka kanaalada ee udhaxeeya janaale iyo Buufoow.

Buundada kanaaladaan oo dhismeheeda ay dhabarka u riteen maamulka Gobolka Shabeelada Hoose eheedna mid muhiim ah ayaa haatan la dhameystiray

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose.mudane ibraahin Aadan Najah oo maamulkisu waqti iyo qarashba uu galiyey ku guuleystay in ay dhisaan buundooyinka kanaalada u dhexeeya Janaale iyo Buufoow