Madasha Xisbiyada Qaran oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan shirkii Muqdisho

34

Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobada ka soo baxay shirkii wada-tashiga ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho.

Madasha ayaa ku baaqday in saamileyda siyaasadda laga qeyb-geliyo guddiyada doorashooyinka, si ay xubno gaar ah ugu yeeshaan.

Sidoo kale waxa ay dalbatay madashu in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka.

Halkan hoose ka aqriso:-