Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor timid Xil ka qaadistii lagu sameeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Xasan Cali Khayre, Waxa ayna sheegeen in ujeedka Xilka qaadistaas ay tahay Carqaladeyn la rabo in lagu sameeyo go’aanadii Shirka Dhuusamareeb
Halkaan ka akhriso .
