Madasha Xisbiyada Qaran Oo si kulul uga Hadashay Doorashada Xildhibaannada laga soo doorto Somaliland.

26

War saxaafadeed ay manata soo saartay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu dalbaday  in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto magaalada Muqdisho.

Madasha ayaa talo ahaan u soo jeedisay  in Guddoonka  Aqalka sare Cabdi Xaashi looga dambeeyo magacaabidda Guddiyada loo xil saarayo maamulka Doorashada Mudanayaasha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi, maadaama uu yahay masuulka ugu sarreeyo ee la doortay kana soo jeeda deegaana maamulka Somaliland.

Ugu dambeyntii Madasha xisbiyadda Qaran ayaa waxa aya soo Dhaweysay hadalka dhawaan ka soo yeeray Gudoomiye Cabdi Xaashi cabdullahi ee ahaa in laga daayo faragelinta lagu hayo