Madaxda Ammaanka Dalka Mareykanka Oo Ka Digay Khatar

29

Madaxda ammaanka dalka Mareykanka ayaa ka digay khatar sare oo argagixiso gudaha ah, taas oo laga filan karo dadka aan ku faraxsaneyn natiijada doorashadii November.

Waaxda Ammaanka Gudaha ayaa sheegay in weerarkii ay taageerayaasha Trump 6-dii January ku qaadeen US Capitol uu sababi karo inay soo baxaan xagjiriin.