Madaxweeyne Deni iyo Qoorqoor oo ku waahan Magaalada Cadaado

140

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa kusii jeedda Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Labada madaxweyne Qoorqoor iyo Deni ayaa mudo kooban joogi doona Cadaado waxayna u sii gudbi doonaan magaalada Gaalkacyo halkaas oo u jeedka safarkoodu yahay.

Madaxweynaha Puntland ayaa safar dhanka dhulka ah ku gaari doonna Magaalada Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka furmi doona Shirar looga hadlaayo Xaaladda gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu waddaa in uu bulshada Gaalkacyo kala hadlo arimaha dhismaha Golaha degaanka oo maalmihii lasoo dhaafay buuq badan ka jiray