Madaxweeyne Farmaajo oo laga dalbaday Arin Xasaasi ah

59

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga dalbaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu caddeeyo warka la xiriira dhalinyaro Soomaaliyeed oo tababar loogu qaaday dalka Eritrea kuwaas oo la sheegay in lagu dilay dagaalka Ethiopia

War ay soo saareen ayey baarlamaanku ku dalbadeen in madaxweeynuhu uu bulshada u bidhaamiya waxa kajira in dhalinyara somaliyeed ay ka qeeyb qaateen dagaalka u dhexeeya  Ethopia iyo Tigreega

HOOS KA AKHRISO