Madaxweeyne Lafta gareen oo ka tacsiyeeyey geeridii kutimid Malaaq Yuusuf

13

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku Timid Rabi Haunaxaristee Marxuum Malaaq Yuusuf Abdiyow

“Inna Lillahi wa inna ilayhi raj’iun Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Koonfurgalbeed & Qoyskii uu ka baxay Marxuum Malaaq Yuusuf Abdiyow . Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, nagana siiyo samir & imaan