Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta Magacaabay Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rydka KGS.
Masuulka Cusub ee xilkaan loo magacaabay ayaa waxaa lagu magacaabaa Sharmaake Maxemed Kulow,
Halkaan Ka Akhrsio
