Madaxweeyne Lafta Gareen oo shacabka KGS kula ciiday M.Baydhawo+Sawiro

173

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa dadweynaha maanta salaada ciidul Adxa kula tukaday Magaalada Baydhabo.

Cabdicasii Xasan maxamed lafta Gareen iyo masuuliyiin kale oo katirsan Koonfur Galbeed Soomaliya oo ka mid ahaa gudooniyaha golaha wakiilada KGS ayaa shacabka ree KGS la qaatay faraxada maalinta Cidul-Adxa,

Magalaada Baydhow ayaa ka mid ah meelaha sida weeyn looga ciidayo maanta ayadoo laga dareemayo farxada ciida waxaana shacanbka ay is dhaaafsanayaan Hambalyada Maalinta Ciida oo ku beegan maanta oo Jimco ah

Dhamaan muslimiinta dal iyo dibada waxay maanta waxay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul-adxa

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA