Madaxwene Guudlaawe Oo Muqdisho Soo Gaaray Iyo U Jeedkiisa

34

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe xuseen ayaa soo gaaray Magalada Muqdisho  markii ugu horreysay isagoo ah Madaxweynaha Maamulkaasi, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Cali Guudlaawe ayaa waxaa Muqdisho kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mdi yihiin Xildhibaanno iyo wasiiro, waxaana sidoo kale Soodhaweyntiisa ka qayb qaatay Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi cali Cabdullaahi Cosoble.