Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Oo Magacaabis Sameeyay

37

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen magacaabay Lataliye  Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxtooyada Koonfur Galbed Soomaaliya .

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa  waxaa xilka Lataliyaha Sare ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed loo magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur.

Lataliye Maxamed Ibraahim Magacaabistiisa ayaa timid, kadib markii la arkay in baahi loo qabo qabiir xaga Arrimaha horumarinta dhaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lau yiri Qooraalak Madaxweynaha Ka Soo baxay

 HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WAREEGTADA KA SOO BAXDAY