Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

31

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada  Muqdisho ee caasimadda dalka.

Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la tashiyo uu la qaadan doono madaxda Qaranka.

Waa markii ugu horreysay oo uu muqdisho yimaado madaxweynaha maamulka Galmdug tan iyo markii loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmdug.