Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo Maanta ku beegan udabaal dega Sanad guuradiisa 2aad ayaa deeq Geel ah ugu Deeqay Qeybaha kala duwan Laamaha Amniga iyo Dadka Isbitaalka Dhimirka ku jira.
Deeqa Waxaa masuul ka ahaa Wareejinteeda Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.