Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo xirey Shirweynaha Wadatashiga Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Gobolada Koonfur Galbeed oo mudo Shan maalin ah Magaalada Baydhabo ka socday.
Madaxweynaha ayaa waxa uu kula dardaarmay Mas’uuliyiinta deeganada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu kula dardaarmay in ay horumariyaan deegaanada ay maamulaan isla markan ay bulshada ay ugu adeegaan si hufaan
Shirkan ayaa mudadii uu socday ayaa waxa looga hadlay arrimo badan oo la xariira dhanka sugida amaanka fulinta mashraacida Bulshada iyo horumarinta deegaanada Maamulka koonfur Galbeed
Waxa mudadii uu shirkan socda su’aalo la weydiinayay wasiiradda wasarahada kala duwan ee dowlad Goboledka koonfur Galbeed soomaaliya.