Madaxweynaha Dowlad KGS oo maanta Baydhabo ku Daah-furey Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo gobaladda Koonfur Galbeed.

45
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Abdiaziiz Hassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magaalada Baydhabo ku Daah-furey Shirka guddoomiyaasha Gobalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed.
Shirkan oo socon doono muddo shan (5) maalin ah ayaa waxaa ka qeybgalaya dhamaan guddoomiyaasha sedaxda gobol iyo tobon iyo sideeda Degmo (18) ee Koonfur Galbeed waxaana shirkan soo qaaban qaabisay wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo ay taagyeero ka helayso USAID iyo TIIS+
Shirkan ayaa waxa uu yahay mid looga hadlayo horumarinat deegaanadda Maamulka Dowald Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya