Madaxweynaha Galmudug Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Kasoo Jeeda Galmudug

125

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda Galmudug.

kulankaan casuumada ah ayaa waxaa ka soo qeeybgalay xildhbaano katirsan baalrlamaanka soomaliya oo uu ka miyahay xilidhibaan cabdirahmaan odawa iyo mahad salad iyo sidoo kale siyaasiyiin ka soo jeeda Galmudug