Madaxweynaha Hir-sahbeelle ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG ahayd Shariif Shiikh Axmed
Labada madaxweeyne ayaa ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo la xariira arrimaha siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arimaha doorashooyinka dalka