Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Gudbiyay Xubnaha ku matalaya Guddiga doorashooyinka.

34

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-habelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Maamulka Hir-Shabeelle ku matali lahaa Guddiyada Doorashada iyo xalinta khilaafaadka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed.

Qoraal kasoo baxay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa lagu shaaciyay in in Xubnahaan ay gudbiyeen ay ka dambeeysay, kaddib heshiiskii doorashada ee la gaaray 17-kii Bishii December & inay Hir-Shabeelle door ku yeelato howlaha doorashooyinka ee dalka ka socda.
HALKAAN KA AKHRISO MAGACYADDA XUBNAHA GUDDIGA