Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabay Wasiiro cusub

20

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis Wasiiro, iyadoo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Xil. Maxamed Cumar Ceymow oo horay u soo noqday Wasiir heer Federaal.

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah:

  1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
  2. Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.

3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.