Madaxweynaha KGS oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo uu ku joogay Turkiga +SAWIIRO

34

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Dalka Dib ugu so laabtay ka dib Safar maalmo qaatay oo ugu maqnaa Dalka Turkey.

Madaxdeynaha lafta gareen ayaa waxaa uu mudadii uu ku sugnaa dalka Turkiga waxa uu kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta dalkaasi .

Waxa uu kala soo hadlay tagaerada ay siinayaan mamaulka Koonfur Galbed Soomaaliya

Habeenii xalaya ayaa Xaflad si wayn loo soo qaban-qaabiyay oo lagu dhawaynayay madaxwaynaha maamul goboleedka KGS Cabdicasiis Xasan Muxamed (Lafta Gareen) lagu qabtay  magaaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Xafladdan soo dhawaynta ah waxaa sidoo kale goob-joog ahaa wasiirro & xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo saxafiyiin Soomaaliyeed.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADDA