Madaxweynaha KGS oo Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

34

Wareegto ka soo baxday Xafiiska  Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu  Magacaabay  Aadan Xared Cumar  Taliyaha Howlgelinta  Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Wareegtada Madaxweynaha