Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed

27

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 8-da xubnood  ayaa waxaa ku jira Saddex Haween ah, xilli dhowr jeer Haweenka Soomaaliyeed ay ka cawdeen inaan door laga siin Guddiyada doorashooyinka & xalinta khilaafaadka.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Magacyadda Guddigaan