Madaxweynaha Puntland oo kulamo ka wada Magaalada Qardho

96

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar.

Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay waxqabadka  at muujiyeen sida dib-u-dhiska Ciidamada, Hirgelinta Dimuqraadiyadda, Tashiilka Maaliyadda, Kaabayaasha dhaqaalaha, xarumaha arrimaha bulshada iyo sida dowladdu door muhim ah Haweenka iyo Dhallinyarada uga siisay hoggaaminta iyo metelaada Puntland

Madaxweyne Deni ayaa dhankiisa waxaa uu ugu baaqay Haweenka iyo Dhalinyarada ku nool Magaalada Qardho inay si wanaagsan ula Shaqeeyaan Madaxda Maamulka Puntland.