Madaxweynayaasha Galmudug Iyo Hir-Shabeelle Oo La Kulmay Wasiiro

46

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda,

waxaana ay kala hadleen arrimo kala duwan, waxaana waxyaabaha sida wey looga hadlay ka mid ahaa sidii loo gaari lahaa xal siyaasadeed dhab ah, maaddaama la isku khilaafsan yahay waxyaabo ay ka mid tahay doorashada dalka ka dhici doonta.