Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho kusoo wajahan

19

Shirka u dhaxeeya Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa uu ka dhaco Muqdisho maalmaha soo socda.

Shirkaan ayaa waxaa hoggaaminaya Safaaradda Mareykanka iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ka dib markii uu ku fashilmay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday in codsigiisa la aqbalo.