Madaxweyne Farmaajo & Ururada Bulshada rayidka oo kulmay

140

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa uu kulan kula qaatay ururada Bulshada rayidka,kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

Ururada Bulsahada rayidka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay wadeen dadaalo ay ku doonayaan wada-hadallo ay yeeshaan dhamaan dhinacyada saamileyda Siyaasadda Soomaaliya.