Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Dib Ugu Laabtay Magaalada Baydhaba

83

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Maanta dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweyne lafta-gareen ayaa  Safar Maalmo Qaatay waxaa uu ku joogay  Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in dib uu isaga laabtay Baydhaba kadib markii shirkii la isugu yeeray madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ay kasoo qayb gali waayeen Axmed madoobe iyo Siciid Deni.

Horay Maadxweyne Framaajo ayaa shir isugu yeeray Madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo ay aqbaleen seddex maadxweyne oo kaliya baaqii farmaajo.