Madaxweyne Lafta Gareen oo hambalyo u diray umada Soomaliyeed

169

Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa hambalyo ku aadan maalinta ciidul-adxa oo ku beegan birito lawadagay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka KGS

Madaxweeyne Lafta Gareen ayaa muslimiinta ugu duceeyey in ilaahey ka aqbalo soonka iyo salaada ay maalimihii la soo dhaafy soomayeen,

Madaxweynaha ayaa sheegay in maalmaha farxadeed awgeed loo baahan yahay inay is cafiyaan dhammaan umadda Soomaaliyeed, islamarkaana laga farxiyo dadka danyarta ah iyo ubadka soo koraya