Madaxweyne Lafta Gareen oo lagu soo dhaweeyay Beydhabo .+SAWIIRO

22

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka dib Safar maalmo qaatay oo Dalka Turkey ku maqnaa.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa ka mid ahaa Ma’suuliyiinta Madaxweynaha  garoonka  ku soo dhoweeysay.

Madaxweynaha  KGS  ayaa waxaa uu ka  warbixiyay safarkii uu ku tagay dalka Turkiga isagoo sheegay in uu madaxda dalkaasi kala soo hadlay arrimaha doorashooyinka xirirka ganacsi iyo arrimo kale oo badan

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirradda :