Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaliya
Madaxweynaha ayaa si doo kale magacaabay Wasiiro cusub oo badalaya kuwii hore ee xilla laga qaaday
fahiima Osman omar ayaa loo magacaabay wasiirka Haweenka,Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul-insaanka sidoo kale wasiirka wasaarada iagaarsiinta iyo Tiknoolajiyada ayaa waxaa loo magacaabay Aweeys cusmaan Xuseen
Wasaaradaha is badalka lagu sameeyey ayaa waxaa ka mid ahaa wasaarada Diinta iyo Awqaafta ayadoo xilkaasi loo magacabay Saalax Sayid Cali kaasi oo noqonaya wasiirka Cusub ee wasarada Diinta iyo Awqaafta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Solmaliya
HALKAAN KA AKHRISO LIISKA OO DHAMEYSTIRAN

