Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay agaasime Koofi + Sawirro

33

 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay maanta ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee DFS Maxamed Aadem Koofi.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil (Fu’aad).

Labada dhinac ayaa iska xor wareystay arrimo dhowr ah, iyaga oo sidoo kale ka wada-hadlay wada-shaqeynta iyo xiriirka labada dhinac.