Madaxweynaha Galmudug QoorQor ayaa magacaabay xubnaha ku matali doona guddiga farsamo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka ah
Xubnahaa lamagaacabay ayaa ayaa matali doona maamul Goboleedka Galmudug si ay uga talobixiyaan hannaanka doorashooyinka dalka,
Hoos ka Akhriso Xubnaha uu magacaabay madaxweeyne qoor qoor
1- Cabdi Maxamed Jaamac ( Cabdi waayeel)
2- Kamaal Daahir Xasan Guutaale.