Madaxweynihii hore ee sudan oo wajahaya maxkamadda dembiyadda dagaalka ee ICC

27

Wafdi ka socda maxkamada dambiyadda dagaalka qaramada midoobay ee ICC ayaa gaaray dalka sudan iyagoo dowladda kala hadlaya maxkamadeynta madaxweynihii hore ee dalkaasi

Cumar xasan ayaa al bashiir ayaa waxaa muddo dheer baadigoobeysay maxkamada ICC iyadoo lagu eedeeyay xasuuq,dambiyo dagaal iyo xad-gudubyo ka dhan ah aadanaha

Ra,iisul wasaaraha sudan ayaa sheegay in wafdiga ka socday maxkamada dambiyadda ee dalka sii joogi doonaan ilaa 21 bishan October si ugu wada hadlaan kiiska cumar xasan al bashiir

Maxkamada dambiyadda ee heeg ayaa sheegtay in gobalka Darfur ee dalka sudan lagu dilay 300,000 oo ruux iyo ilaa iyo sannadkii 2003