Madaxweynihii Hore KGS & Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxa ay kawada Hadleyn?

24

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Federalka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku Qaabilay Madaxweynihii Hore ee Maamulka Koonfur Galbeed sidookalena ah Gudoomiyaha Xisbiga Horu-socod Qaran Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Kulanka oo ahaa mid saacado qaatay ayaa labada mas’uul waxa ay kaga hadleen xaaladda Siyaasadeed ee dalku marayo hadda, gaar ahaan waxaa ay isla soo hadal qaadeen arrimaha doorashooyinka.

Shariif Xasan oo Muqdisho soo gaaray maanta aaya ka mid ah tiro siyaasayiin Murashixiin ah oo maanta soo gaaray Magaalada muqdisho.