Magaalada Marka oo la gaarsiiyey imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare”Sawiro”

29

Godoomiyaha Gobolka Shqbeelada Hoose Ibrahim Aadan Najah oo ay wehliyaan xildhibaano katirsan Barlamaanka Somaliya ayaa maanta magalaada Marka gaarsiiyey Imtixaanka Shahaadiga ah oo ay gali doonaan ardayda Dugsiga Sare,

Ardayada Magalaada Marka ee gobolka Shabeelada Hoose gaar ahaan kuwa dugsiga Sare ayaa diyar garoow xoogan uga jira Galida Imtixanka Shahadiga ah kaasi oo lafilayo in guud ahaanba dalka uu ka bilowdo 18-7-2020 oo ku beegan Sabti Soo aadan,

Maamaulka Gobolka Shabeelada Hoose oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Gobolka ibraahim Aadan Najah ayaa ka shaqeenaya sidii imtixanka oo u qabsoomi lahaa si nanad ah,

Gudoomiye Njah ayaa markii uu imtixaanka gaarsiiyey magalaada marka wuxuu u mahadceliyey
Xildhibaanada iyo cid walbo oo ka soo shaqeeyay howshaan si ardayda ku nool marka ay ugalaan imtixaan qaran ayna u helaaan shahaadada Dowladda

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA