Mahdi Guled oo dhagax dhigay Guriga Hooyooyinka oo magaca laga bedelay.

37

Munaasabad Maamuuska Qaran loogu sameynayay guriga Hooyooyinka oo maanta loo baxshay Guriga Hooyo Baxsan,ayaa waxaa lagu qabtay halkaasi.

Munaasabadda lagu dhagax dhigayay guriga Hooyooyinka oo maanta wixii ka dambeeya loogu yeeri doonno (Guriga Baxsan) ayaa waxaa si rasmi ah u dhagax dhigay Ra’iisulwasaare Kuxigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guulleed Khadar.

Munaasabadan dhagax dhiga ah ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan golaha wasiiradda Xukumadda Rooble Xildhibaanada labada Gole mas”uuliyiinta Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyed iyo marti sharaf kale oo lagu caasuumay.

Ujeedka munaasabadan ayaa waxa ay aheyd mid lagu dhagax dhigayaa guriga hooyooyinka .